Mahad Salaad: “Farmaajo wuxuu rabaa inuu been & boor isku qaris ku indho sarcaadiyo shacabka”

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay shirweynaha Culimada oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa sheegay inay jirto mucaaradnimo dumin ah oo la doonayo in dowladda dhan la bedelo, lana bilaabo qalalaase siyaasadeed, faragelin shisheeye iyo beesha Caalamka oo lagu dacweeyo dowladda. Inkastoo aanu Madaxweynuhu cidna soo hadal qaadin, waxaa hadalkiisa laga dareemayay inay … Continue reading Mahad Salaad: “Farmaajo wuxuu rabaa inuu been & boor isku qaris ku indho sarcaadiyo shacabka”